Nin 15 sano iska qaadan jiray lacag uusan shaqeysan iyo sida ay ku dhacday !!

Shaqaale isbitaal ku yaalla dalka Talyaaniga ayaa lagu eedeeyay inuusan shaqada imaan jirin isagoo shaqaale buuxa u diwaan gashnaa muddo 15 sano ah, sida ay tebisay warbaahinta dalkaas. Ninka ayaa la sheegay in sanadkii 2005 uu joojiyay inuu tago shaqada isbitaalka Ciaccio oo ku yaalla magaalada koofurta dalkaas ku taalla ee Catanzaro. Waxaa haatan ku … Continue reading Nin 15 sano iska qaadan jiray lacag uusan shaqeysan iyo sida ay ku dhacday !!